Ajankohta

13.12.2019 17:00 – 13.12.2019 19:00

Paikka

Helsinki Islam keskus Veturitori 2, 00520 Helsinki
sivuprofiili naisesta keltaisessa huivissa
← Takaisin

IILMAHA GAARKA AH WAA HADYAD
Kulanka ”Ilmaha gaarka ah waa hadiyad” ee ka dhici doona xarunta Helsinki Islam keskus
(suomenkielinen teksti lopussa)

Jimcaha 13.12.2019, saacadda 17:00-19:00

Ku soo dhowoow kulanka dadka oo dhan u furan, kaasoo ay
hooyooyinka haysta ilmaha u baahan daryeelka gaarka ah,
ay kaga warrami doonaan khibradooda waalidnimo.

Waxaa intaas dheer oo aad heli dootaa warbixinta ku
saabsan waxa loo yaqaanno ” autismikirjon häiriö” oo loola
jeedo ”dhibaatada la xiriirta korriinka ee ka jirta dhanka
maskaxda iyo dareenwadayaasha”.

Waxaa kasoo qaybgalayaasha la siin doonaa, qaxwe, shaah
iyo cunto yar oo fudud.

Kulanku waxaa uu ka dhici doonaa Helsinki Islam keskus
(masaajidka Pasila), Veturitori 2, 00520 Helsinki.

Kulanka waxaa si wadajir ah u qabanqaabinaaya: Helsinki Islam
keskus, iyo ururrada kala ah Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry,
Kehitysvammatuki 57 ry ja Autismiliitto ry.

Ilmaha gaarka ah waa hadiyad/Erityislapsi on lahja -tapahtuma Helsinki Islam Keskuksessa

perjantaina 13.12.2019 klo 17–19.

Tervetuloa avoimeen yleisötilaisuuteen, jossa erityislasten äidit kertovat kokemuksistaan vanhempina.
Lisäksi saat tietoa siitä, mitä tarkoittaa autismikirjon häiriö.
Tarjolla kahvia/teetä ja pientä syötävää.

Helsinki Islam Keskus (Pasilan moskeija), Veturitori 2, 00520 Helsinki
Järjestäjinä: Helsinki Islam Keskus, Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry, Kehitysvammatuki 57 ry ja Autismiliitto.

Tapahtuma on jo alkanut ja ilmoittautuminen tapahtumaan on päättynyt.