Ajankohta

28.5.2020 18:00 – 28.5.2020 19:45

Paikka

Itäkadun perhekeskus, Tallinnanaukio 1
← Takaisin

Ilmaha gaarka ahi waa hadiyad - kooxda loogu talagalay hooyooyinka afka soomaaliga ku hadla

Ma heysataa cunug qaba naafo, jirro ama kaalmo u baahan? Ku soo dhowow oo la kulan hooyooyin afka soomaaliga ku hadla oo ku jira xaaladdaada mid lamid ah! Kooxda Ilmaha gaarka ahi waa hadiyad – ee bishiiba halmar kulanta waa lacag la’aan waxaana la bixinayaa casho fudud. Waxaad ka soo qeybgeli kartaa wakhtiyada aad dooneyso.

Goobta: Itäkadun perhekeskus, Tallinnanaukio 1,
dabaqa 1aad, Helsinki

Wakhtiga: Arbaco 29.1.2020 saacadda 18
Arbaco 26.2.2020 saacadda 18
Khamiis 26.3.2020 saacadda 18
Arbaco 29.4.2020 saacadda 18
Khamiis 28.5.2020 saacadda 18

Qabanqaabada waxaa qaabilsan: Ururka kaalmada naafada garaadka ee 57 iyo Ururka xigto daryeelayaasha ee Agagaarka caasimadda
Macluumaad dheeraad ah: tuulikki.hakala@polli.fi, tel. 046 922 3590.

Lisätietoja: Katja Riikonen p. 044 741 6259.

Tapahtuma on jo alkanut ja ilmoittautuminen tapahtumaan on päättynyt.